Tababaraha Inter Andrea Stramaccioni ayaa shaaca ka qaaday inuu u furan yahay inuu kooxda koowaad ku soo celiyo Wesley Sneijder. Ciyaaryahanka reer Holland ayaa kooxda la saaray ka dib muran la xiriira qandaraaskiisa, waxaana si aad ah loo filayaa inuu Nerazzurri ka tago bisha Janaayo marka uu furmo suuqa kala iibsiga. Si kastaba, Stramaccioni ayaa...
[mai mult][mai mult]