Messi Oo Diiday Dalab Lacag Badan Ay U Soo Bandhigtay Kooxda Anzhi

Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa diiday dalab ugaga yimid koox ka dhisan dalka Ruushka iyadoo kooxdana ay la diyaar tahay lacagta heshiiskiisa lagu jebin karo oo gaareysa  £205million. Kooxdan oo loo maleynayo inay tahay Anzhi Makhachkala ayaa u soo bandhigtay Messi in toddobaad walba uu mushaar u qaato lacag dhan £460,000 toddobaad walba taasoo...[mai mult][mai mult]